Ururka ONLF oo markii ugu horeesay Gudoomiye ku dhax doortay Gudaha Itoobiya

Ururka ONLF oo mudo badan dagaalo kula soo jiray dowlada Itoobiya ayaa markii ugu horeesay taariikhda shirweyne ay ku qabsadeen gudaha Itoobiya waxa ay ku doorteen Gudoomiye cusub. Doorasho xalay ka dhacday magaalada Godey ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa lagu doortay Gudoomiyaha cusub ee Ururka ONLF , waxaana codadka dhiibanayay xubnaha ururka oo meelo kala … Continue reading Ururka ONLF oo markii ugu horeesay Gudoomiye ku dhax doortay Gudaha Itoobiya